Sacuudiga oo $13 million oo dollar ugu deeqday Soomaaliya iyo waxa lagu qabanayo oo la shaaciyay

Boqortooyada Sacuudiga ayaa kaalin weyn ka qaadaneysa gurmadka abaaraha Soomaaliya, waxa Boqortooyada ku dhawaaqday bixinta kaalmo lacageed oo loogu tala galay in lagu caawiyo dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameesay Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan ayaa daah furtay wajigii labaad ee gurmadka degdega , waxaana dowladda Sacuudiga ku dhawaaqday  in lacag ku dhow $13 million … Continue reading Sacuudiga oo $13 million oo dollar ugu deeqday Soomaaliya iyo waxa lagu qabanayo oo la shaaciyay